Ku soo dhawoow inaad macmiilkeena noqoto

  • Daqiiqado kooban gudahood macmiil ku noqo
  • Hel fursad akoon, bangi internet iyo adeeg telefoon shakhsi ahaaneed
  • Maanta bilow maaraynta dhaqaale-maalmeedkaaga
Dad looking at a laptop together with his kids
BankID logo

Macmiil noqo adigoo adeegsanaya Mobilt BankID

Codsigu wuxuu ka kooban yahay afar talaabo, daqiiqado kooban ayaana lagu buuxinayaa. Waa inaad:

  • leedahay Mobilt BankID
  • buuxisay 18 sano
  • ku leedahay Iswiidhan lambar aqoonsi
  • ku leedahay Iswiidhan lambar telefoon gacan

Adeegyo bangi oo dheeraad ah

Markaad macmiil noqotid waxaad fursad u heleysaa akoon, adeegyo dijitaal ah iyo adeegeena telefoon. Taas ka dib waxaad soo dejisan kartaa appkeena iyo Swish, codsan kartaa amaah, bilaabi kartaa inaad lacag kaydsato iyo inaad heshiisyo caymis saxiixdo.

Macmiil ka noqo Swedbank

Soo wac 0771-60 65 07 oo waxaan kaa caawimaynaa inaad online macmiil ku noqoto.

BankID logo