1820 |
Bankiga kaydka Sweden waxaa lagu aasaasey Gothenburg. Fikradda guud wuxuu ahaa in dadka caadiga ah lagu dhirrigeliyo inay lacag muddo dheer keydsadaan.
|
1915 |
Ururka amaahda beeraha ugu horeeya ee Sweden ayaa lagu aasaasey Västerhaninge si xilligaas loo caawiyo beeralayda dhibaato ku qabey inay amaah ka helaan bankiyada caadiga ah ee wakhtigaas.
|
1974
|
Ururka amaahda beeralayda wuxuu magacooda u beddeley Föreningsbanken.
|
1997
|
Sparbanken iyo Föreningsbanken ayaa midoobay oo noqday Föreningssparbanken. |
2005
|
Hansabank wuxuu qayb ka noqday Föreningssparbanken. |
2006
|
Föreningssparbanken wuxuu magacooda ku beddeley Swedbank.
|